Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Taliye Kuxigeenka Booliska ee Degmada Afgooye oo Xalay Gudaha Magaaladaasi Laguweeraray
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:19
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Apr 20 2008
Taliye Kuxigeenka Booliska ee Degmada Afgooye oo Xalay Gudaha Magaaladaasi Laguweeraray
Written by Ali Moallim   
Sunday, 20 April 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)-Kooxo hubeysan ayaa xalay gudaha Degmada Afgooye waxa ay ku weerareen Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliska ee Degmadaasi Shariif Aadan Maxmed, iyadoo la sheegay in ay baxsadeen kooxihii weerarka soo qaaday sida ay noo xaqiijiyeen Dadka deegaankasi kunool.

Weerarka ayaa waxa uu ka dhacay bartamaha Magaalada Afgooye xili uu ku sii jeedey Hoyga uu kadeganyahay afgooye,wuxuuna kasoo baxay teliya xigeenka marka weerarka lagu qaadayey Saldhiga Booliska Degmada Afgooye.

Xooxdii weerarka kusoo qaadey Mr Maxamed iyo ilaaladiisa yaa waxay is dhaafsadeen Rasaas xoogan oo socotey mudo 15 daqiiqo ah, islamarkaana aan la ogeyn qasaaraha soo gaaray dhinacyada Tacshiiradaha isdhaafsaday.

Goobta uu falku ka dhacay ayaa waxaa soo gaaray Isla markiiba Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Degmada Afgooye oo la Tilmaamay in ay baaritaano ka sameeyeen goobta shaqaaqadu ay ka dhacdhay,,waxaana sidoo kale aan la ogeyn in ay dad u soo qab qabteen Weerarkaasi iyo inkale.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >